Yeremyaah 42:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay Yeremyaah ku yidhaahdeen, Rabbigu dhexdeenna ha ku ahaado markhaati run iyo daacad ah, haddaannan wada samayn waxyaalihii Rabbiga Ilaahaaga ahu uu noogu soo kaa dhiibo oo dhan.

Yeremyaah 42

Yeremyaah 42:1-11