Yeremyaah 42:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorka Baabuloon oo aad ka baqaysaan ha ka cabsanina. Rabbigu wuxuu leeyahay, Innaba isaga ha ka cabsanina, waayo, anigaa idinla jira inaan idin badbaadiyo oo aan gacantiisa idinka samatabbixiyo.

Yeremyaah 42

Yeremyaah 42:2-15