Yeremyaah 42:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaad dalkan sii joogtaan, waan idin dhisi doonaa, oo idinma dumin doono, oo waan idin beeri doonaa, oo idinma rujin doono innaba, waayo, waan ka qoomamooday masiibadii aan idinku sameeyey.

Yeremyaah 42

Yeremyaah 42:5-18