Yeremyaah 41:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed dadkii Ismaaciil uu Misfaah maxaabbiisahaanta uga kaxaystay oo dhammu intay jeesteen ayay dib u noqdeen, oo waxay u tageen Yooxaanaan ina Qaaree'ax.

Yeremyaah 41

Yeremyaah 41:13-17