Yeremyaah 41:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii Ismaaciil ina Netanyaah watay oo dhammu markay arkeen Yooxaanaan ina Qaaree'ax iyo saraakiishii ciidammada oo isaga la jiray oo dhan ayay wada farxeen.

Yeremyaah 41

Yeremyaah 41:11-17