Yeremyaah 4:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Raggiinna dalka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem degganow, Rabbiga isu guda, oo iska gooya buuryada qalbigiinna, si ayan cadhadaydu u soo bixin sida dab oo kale, oo ayan u hurin si aan innaba loo demin karin sharka falimihiinna aawadiis.

Yeremyaah 4

Yeremyaah 4:3-12