Yeremyaah 4:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu dadka dalka Yahuudah iyo reer Yeruusaalem ku leeyahay, Dhulkiinna jeexan jabsada, oo qodxan dhexdood waxba ha ku beeranina.

Yeremyaah 4

Yeremyaah 4:1-10