Yeremyaah 38:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay Yeremyaah xadhkihii ku soo jiideen oo godkii bay kor uga soo bixiyeen, oo Yeremyaahna wuxuu ku hadhay barxaddii waardiyayaasha.

Yeremyaah 38

Yeremyaah 38:9-20