Yeremyaah 38:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas Cebedmeleg oo reer Itoobiya ahaa wuxuu Yeremyaah ku yidhi, Calalladan haylamaha ah iyo dharkan duugoobay kilkilooyinka kaga xidho xadhkaha hoostooda, oo Yeremyaahna saasuu yeelay.

Yeremyaah 38

Yeremyaah 38:7-19