Yeremyaah 37:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Amiirradiina Yeremyaah bay u cadhoodeen, oo intay garaaceen ayay gurigii Yoonaataan oo karraanigii ahaa ku xabbiseen, waayo, kaasay xabsi ka dhigeen.

Yeremyaah 37

Yeremyaah 37:11-16