Yeremyaah 37:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas Yeremyaah wuxuu ku yidhi, Taasu waa been, anigu reer Kaldayiin u geli maayo. Laakiinse isagu innaba ma uu dhegaysan, sidaas daraaddeed Yiriyaah wuxuu soo qabtay Yeremyaah, oo amiirradii u keenay.

Yeremyaah 37

Yeremyaah 37:13-21