Yeremyaah 36:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Baaruug ina Neeriiyaah wada sameeyey sidii Yeremyaah ku amray oo dhan, oo wuxuu kitaabkii ka akhriyey erayadii Rabbiga isagoo gurigii Rabbiga dhex jooga.

Yeremyaah 36

Yeremyaah 36:6-10