Yeremyaah 36:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa suurtowda inay baryootankooda Rabbiga hor keenaan, oo midkood kastaaba uu jidkiisa sharka ah ka soo noqdo, waayo, cadhada iyo xanaaqa uu Rabbigu dadkan kaga hadlay way weyn yihiin.

Yeremyaah 36

Yeremyaah 36:4-11