Yeremyaah 36:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yeremyaah Baaruug ina Neeriiyaah u yeedhay, oo Baaruugna wuxuu afkii Yeremyaah erayadii Rabbigu isaga u sheegay oo dhan kaga qoray kitaab duudduuban.

Yeremyaah 36

Yeremyaah 36:1-6