Yeremyaah 36:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa suurtowda inay dadka Yahuudah maqli doonaan masiibadii aan ula qasdiyey inaan iyaga ku sameeyo oo dhan, si ninkood kastaaba uu jidkiisa sharka ah uga soo noqdo, si aan xumaantooda iyo dembigoodaba uga cafiyo.

Yeremyaah 36

Yeremyaah 36:2-4