Yeremyaah 36:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorkii dalka Yahuudah oo ahaa Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah sannaddiisii afraad ayaa erayganu Yeremyaah uga yimid xagga Rabbiga, oo wuxuu ku yidhi,

Yeremyaah 36

Yeremyaah 36:1-3