Yeremyaah 35:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

haddaba sidaas daraaddeed, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Yoonaadaab ina Reekaab marnaba weligiis ma waayi doono nin hortayda istaaga.

Yeremyaah 35

Yeremyaah 35:17-19