Yeremyaah 35:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo innaba guri ha dhisanina, abuurna ha daadinina, oo beercanabna ha beeranina, hana yeelanina, laakiinse cimrigiinna oo dhan waxaad degganaataan teendhooyin si aad wakhti dheer u sii joogtaan dalka aad deggan tihiin.

Yeremyaah 35

Yeremyaah 35:1-9