Yeremyaah 35:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse waxay yidhaahdeen, Innaba khamri cabbi mayno, waayo, awowgayo Yoonaadaab oo ahaa ina Reekaab ayaa nagu amray oo nagu yidhi, Weligiin idinka iyo wiilashiinnuba waa inaydaan khamri cabbin.

Yeremyaah 35

Yeremyaah 35:5-16