Yeremyaah 34:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

in nin kastaaba xoreeyo addoonkiisii Cibraaniga ah ama addoontiisii Cibraaniyadda ah, iyo inuusan ninna addoonsan walaalkiisa Yuhuudi ah.

Yeremyaah 34

Yeremyaah 34:5-12