Yeremyaah 34:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba amiirradii iyo dadkii axdiga galay oo dhammu markay maqleen inay nin kasta waajib ku tahay inuu xoreeyo addoonkiisa iyo addoontiisaba, iyo inaan ninna iyaga mar dambe addoonsan ayay amarkaas addeeceen oo way sii wada daayeen iyagii.

Yeremyaah 34

Yeremyaah 34:9-15