Yeremyaah 31:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Codkaaga oohinta ka jooji, oo indhahaagana ilmada ka celi, waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Shuqulkaaga waa lagaaga abaalgudi doonaa, oo iyagu mar kalay ka iman doonaan dalkii cadowga.

Yeremyaah 31

Yeremyaah 31:8-26