Yeremyaah 31:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Cod baa Raamaah laga maqlay, baroorasho iyo oohin qadhaadh, oo Raaxeel carruurteeday u ooyaysaa, wayna diiddaa in carruurteeda looga qalbi qaboojiyo, waayo, ma ay joogaan.

Yeremyaah 31

Yeremyaah 31:6-20