Yeremyaah 29:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Nebiyadiinna iyo waxsheegyadiinna idin dhex joogaa yaanay idin khiyaanayn, oo idinku innaba ha dhegaysanina riyooyinkiinna aad ku riyootaan.

Yeremyaah 29

Yeremyaah 29:3-13