Yeremyaah 29:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad nabad u doondoontaan magaaladii aan idinka yeelay in laydiin kaxaysto idinkoo maxaabiis ah, oo iyada Rabbiga u barya, waayo, idinku nabaddeeda ayaad nabad ku heli doontaan.

Yeremyaah 29

Yeremyaah 29:1-10