Yeremyaah 28:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogow, anigu waan kaa fogayn doonaa dhulka korkiisa, oo isla sannaddan ayaad dhiman doontaa, maxaa yeelay, waxaad ku hadashay caasinimo Rabbiga ka gees ah.

Yeremyaah 28

Yeremyaah 28:9-17