Yeremyaah 28:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas Nebi Yeremyaah wuxuu Nebi Xananyaah ku yidhi, Xananyaahow, bal haatan i maqal. Rabbigu kuma soo dirin, laakiinse waxaad dadkan ka dhigaysaa inay been isku halleeyaan.

Yeremyaah 28

Yeremyaah 28:12-17