Yeremyaah 27:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo quruumaha oo dhammuna way u wada adeegi doonaan isaga, iyo wiilkiisa, iyo wiilka wiilkiisa, ilaa wakhtiga dalkiisu yimaado, oo dabadeedna quruumo badan iyo boqorro waaweyn ayaa isaga addoonsan doona.

Yeremyaah 27

Yeremyaah 27:1-14