Yeremyaah 27:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haatan dalalkan oo dhan waxaan siiyey addoonkayga Nebukadnesar oo ah boqorka Baabuloon, oo weliba xayawaanka duurkana isagaan siiyey inay u adeegaan.

Yeremyaah 27

Yeremyaah 27:1-10