Yeremyaah 27:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu sooma aan dirin, laakiinse been bay magacayga ku sii sheegaan, si aan idiin eryo, oo aad u halligantaan, idinka iyo nebiyada wax idiin sii sheegaba.

Yeremyaah 27

Yeremyaah 27:6-20