Yeremyaah 27:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Innaba ha maqlina nebiyada idinka hadla ee leh, Uma aad adeegi doontaan boqorka Baabuloon, waayo, iyagu been bay idiin sii sheegaan.

Yeremyaah 27

Yeremyaah 27:8-15