Yeremyaah 26:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa wadaaddadii iyo nebiyadii la hadleen amiirradii iyo dadkii oo dhan, oo waxay yidhaahdeen, Ninkanu dhimashuu istaahilaa, waayo, magaaladan ayuu wax ka sii sheegay sidii idinkuba aad dhegihiinna ku maqasheen.

Yeremyaah 26

Yeremyaah 26:4-21