Yeremyaah 26:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo amiirradii dalka Yahuudahna markay waxyaalahaas maqleen ayay gurigii boqorka ka soo bexeen oo waxay yimaadeen gurigii Rabbiga, wayna fadhiisteen meesha laga soo galo iridda cusub ee guriga Rabbiga.

Yeremyaah 26

Yeremyaah 26:3-12