Yeremyaah 25:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay toddobaatanka sannadood dhammaadaan ayaan xumaantooda aawadeed u ciqaabi doonaa boqorka Baabuloon iyo quruuntaas, iyo dalka reer Kaldayiinba, oo waxaan ka dhigi doonaa meelo weligoodba cidla ah.

Yeremyaah 25

Yeremyaah 25:4-16