Yeremyaah 25:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dalkan oo dhammuna wuxuu noqon doonaa cidla iyo wax laga yaabo, oo quruumahanuna toddobaatan sannadood ayay boqorka Baabuloon u adeegi doonaan.

Yeremyaah 25

Yeremyaah 25:10-13