Yeremyaah 24:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan iyaga siin doonaa qalbi ay igu gartaan, si ay u ogaadaan inaan anigu Rabbiga ahay, oo waxay noqon doonaan dadkaygii, anna waxaan noqon doonaa Ilaahoodii, waayo, qalbigooda oo dhan way iigu soo noqon doonaan.

Yeremyaah 24

Yeremyaah 24:2-10