Yeremyaah 24:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaan indhahayga iyaga ugu hayn doonaa wanaag aawadiis, oo dalkan baan ku soo celin doonaa, waanan dhisi doonaa, oo innaba ma aan dumin doono, waanan beeri doonaa, oo innaba ma aan rujin doono.

Yeremyaah 24

Yeremyaah 24:1-7