Yeremyaah 23:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigiisa dadka Yahuudah way badbaadi doonaan, oo dadka Israa'iilna ammaan bay ku degganaan doonaan, oo magiciisa lagu magacaabi doonona waa Rabbiga Xaqnimadayada ah.

Yeremyaah 23

Yeremyaah 23:1-11