Yeremyaah 23:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, waxaa soo socda wakhti aan Daa'uud u kicin doono biqil xaq ah, oo boqor ayuu ahaan doonaa, wuuna liibaani doonaa, oo wuxuu dhulka ku samayn doonaa caddaalad iyo xaqnimo.

Yeremyaah 23

Yeremyaah 23:1-9