Yeremyaah 23:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba nebigii iyo wadaadkii iyo dadkii odhan doona, Waa kan warka culus ee Rabbiga, ninkaas iyo reerkiisaba waan ciqaabi doonaa.

Yeremyaah 23

Yeremyaah 23:24-36