Yeremyaah 23:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii dadkan ama nebi ama wadaad uu ku weyddiiyo, oo uu kugu yidhaahdo, Rabbiga warkiisa culus waa maxay? Waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Waa war maxay ah? Waan idin xoorayaa, ayaa Rabbigu leeyahay.

Yeremyaah 23

Yeremyaah 23:27-40