Yeremyaah 23:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay had iyo goorba kuwa i quudhsada ku yidhaahdaan, Rabbigu wuxuu yidhi, Nabad baad helaysaan. Oo waxay mid kasta oo caasinimada qalbigiisa daba galana ku yidhaahdaan, Wax masiibo ahu innaba kugu dhici maayaan.

Yeremyaah 23

Yeremyaah 23:14-23