Yeremyaah 23:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Nebiyada wax idiin sii sheega hadalkooda ha maqlina, waayo, wax aan waxba ahayn way idin baraan, oo waxay ku hadlaan riyo qalbigooda ka timid oo aan afka Rabbiga ka soo bixin.

Yeremyaah 23

Yeremyaah 23:8-23