Yeremyaah 22:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Lubnaan u kac oo halkaas ka qayli, oo Baashaan codkaaga kor ugu qaad, oo Cabaariim ka qayli, waayo, kuwii ku jeclaa oo dhan waa la wada baabbi'iyey.

Yeremyaah 22

Yeremyaah 22:18-26