Yeremyaah 22:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isaga waxaa loo xabaali doonaa sida dameer loo xabaalo oo kale, oo inta la jiido ayaa irdaha Yeruusaalem dibadda looga bixin doonaa.

Yeremyaah 22

Yeremyaah 22:16-24