Yeremyaah 19:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas Yeremyaah wuxuu ka yimid Tofed oo ah meeshii Rabbigu u diray inuu wax ku sii sheego, oo intuu barxaddii guriga Rabbiga soo istaagay ayuu dadkii oo dhan ku yidhi,

Yeremyaah 19

Yeremyaah 19:13-15