Yeremyaah 16:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ciduna iyaga uma jejebin doonto kibistii axanka inay uga tacsiyeeyaan kii dhintay, oo ciduna iyaga ma siin doonto koobkii tacsida inay aabbahood ama hooyadood u cabbaan.

Yeremyaah 16

Yeremyaah 16:1-10