Yeremyaah 16:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa waaweyn iyo kuwa yaryaruba dalkanay ku dhex dhiman doonaan. Lama xabaali doono, loomana barooran doono, laysumana googooyn doono, oo iyaga aawadoodna laysuma xiiri doono.

Yeremyaah 16

Yeremyaah 16:5-12