Yeremyaah 12:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, xataa walaalaha iyo reerkii aabbahaaba khiyaano bay kugula macaamiloodeen, oo weliba aad bay kaaga soo daba qayliyeen. In kastoo ay erayo wanaagsan kugula hadlaan, ha rumaysan.

Yeremyaah 12

Yeremyaah 12:1-12