Yeremyaah 12:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaad rag lug ah la orodday oo ay ku daaliyeen, haddaba bal sidee baad fardo ula tartami kartaa? Oo haddii lagugu daaliyo dalkii nabadda ahaa oo aad isku hallaynaysay, haddaba bal maxaad ku dhex samayn doontaa kibirka Webi Urdun?

Yeremyaah 12

Yeremyaah 12:1-6